Baahin Qandaraas
REF:
Golaha deegaanka ee degmada Cadaado wuxuu kahelay maalgelin mashruuca Dawladaha Hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (JPLG),waxayna doonaysa in maalgellintaa ay u isticimaasho mashaariic horumarineed.Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Cadaado waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo kuhaboon in ay qabtaan shaqada hoos ku qoran.
SN | Project No. | Project Name | Location |
1. | N/A | Adado Tarmac Road-Adado-2020 | Degmada Cadaado |
Documentiga qandaraaska waxa laga helayaa xarunta Dawlada Hoose Cadaado laga bilaabo taariikhda: 27/12/2020 ilaa 18/01/2021, qiimuhu waa $15 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonta waxa loo jaridoonaa rasiidh lacag qabasho. Qandaraaslayaashu waa in ay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraaska dokumintigiisa waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan kuxusan.
Qandaraaska waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa: XAFIISKA QANDARAASYADA DAWLADA HOOSE EE CADAADO, wixii faahfaahin dheerada fadlan kala xidhiidha
Email: Abdirahmanadadodc@gmail.com Tel: 0615160300
Document gaqandaraaska waxa la soo xaraynayaa Kahor wakhtiga; 12:00am Duhurnimo, taariikhda; 18/1/2021.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeerayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 18/1/2020, waqtiga; 09:00 Subaxnimo,
Goobtu Waa ; Hoolka shirar ka ee dawlada hoose si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ee ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska haday jiraan.
Mahadsanidiin
Waxyaabaha loo baahanyahay in lagu soolifaaqo Qandaraaska Waa;
No | Type | Description | Submitted | |
Yes | No | |||
1 | Certificate of registration | From District | ||
2 | Licence of the company | From Ministry of Public Works |
|
|
3 | Receipt from District Council for bidding | Bid documents from source ($15) |
|
|
4 | Certificate of completion projects | The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc. |
|
|
5 | CVs of project engineer with certificate | The project engineer’s CV |
|
|
6 | The company’s profile | The company profile documents | ||
7 | Bid fully priced | Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words) |
|
|
8 | Bid signing | To sign and to stamp (Signed form of tender)) | ||
9 | Updated Bank Statement | Supplier provides Bank statement for last one year period? |